Gudoomiyihii Waxbarashadda Gobolka Sool ee Somaliland Daahir Maxamed Axmed & Gaadiid uu watey ayaa ka goostay Somaliland una baxsaday Dhanka Maleeshiyaadka SSC-Khaatumo, Waxaana Saaka Lagu Soo Dhaweeyay Duleedka & Gudaha Magaaladda Laasacanood oo ay Gacanta ku hayaan Maleeshiyaadka Dhulbahante





