Lix masuul oo iska Casilay Xisbigii Kulmiye ee gobolka Awdal iyo Dagmada Boorama oo dhamaantood ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani
Xoghaya ku xigeenka Gobolka Awdal Ibraahim aadan Ibraahim
Xoghayaha Dagmada Boorama Dr Abdifataax Maxamed Bulbul
Xoghayaha Abaabulka dagmada Boorama ee Kulmiye Maxamed Caynaan
Xoghayaha isbootiga dagmada Abdisamada Geesi Cilmi
Xoghayihii xidhiidha dagmooyinka Boorama Xuseen Faysal Xuseen
Gudoomiyaha Abaabulka Sh.Cali Jawhar Abdixakiin Cismaan.
Guud ahaan maanta waxa xisbiga Kulmiye iska casilay 12 xubnood kuwaasi oo ka soo kala jeeda gobolada Awdal, Maroodijeex, Saaxil.
Waxana lagu wadaa in ayaamaha soo socda ay is casilaan masuuliyiin ka tirsan xukuumada Muuse Biixi iyo xisbigeeda Kulmiye, Togdheer