Turkiga,Sucuudiga,Masar iyo Djibouti ayaa doonaaya in ay khal khal galiyaan marin biyoodka Baabul mandab iyo bada cas, Afartan dal oo hore hanjabaado iyo colaad tusay nabada iyo horumarka ka jira Somaliland ayaa iska indho tiraaya xaqiiqda ka jirta bada Somaliland..
Hadaba dalaka Sucuudiga ayaa hada maal galinaaya sidii uu khal khal iyo dhib aan jirin uga abuuri lahaa bada isaga oo soo urursaday markaana maal galinaaya dalal aan wax xuduud ah la lahayn Bada Cas.
Dalalka la aqoonsanyahay ee aan ku jirin isbahaysiga waxa kanmid ah Eritrea iyo Somaliland oo aan sinba looga maar maynin.
Somaliland oo ciudamada badeedi ay aad u dhisanyihiin isla markaana haysta gantaalo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.iyo Maraakikb casri ah waxa ay awood u leeyihiin in ay bafokda ka difaacdaan dalalka ku soo duulaaya ee abuuraaya amni darada.
Hadaba waa kuwee dalaka uu Sacuudigu uu ku.shiriyay dalkiisa in ay bada cas iyo Baabulmandab ay khal.khal galiyaan.
Sacuudi Carabiya
Somalia
Turkey
Masar
Djibouti
Baxrayn
· Bangaladhesh
· Urdun
· Kuweyt
· Nayjeeriya
· Baakistaan
· Qadar
· Suudaan
· Yemen





