Maxaad ka ogtahay fadeexadii weyneyd ee ka dhacday Vill Somalia maanta, 07/05/2025, ee uu sameeyay Guddoomiyaha Degmada Laascaanood Dagaal Ooge Firdhiye. Shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa uu ka codsaday in 2 dayaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn (Drones) ee Turkey keenay la siiyo. Waxa uu sheegay in uu rabo in uu ku garaaco Hargeysa taas oo keeni doonta midnimo khasab ah. Markii lala yaabay ee la is eegay ayaa Madaxweyne XSHM si cadho ugu jawaabay maxaad ka rabtaa dad Soomaaliyeed ee aad u laynaysaa. Wax badan oo ku yidhi halkan kuma soo koobi karno, balse MXSHM waxa uu ka shalaayay in uu nin xagjir oo cuqdad iyo naxli ka buuxo ku soo casuumay shirka. Hubkii loo raray Firdhiye ee ahaa 1000 AK- 47, 5000 oo qalab ciidan iyo saanad military aanu ka war qabin Madaxweynuhu ee arrintaasi ku eekayd wasiirka gaashaandhiga Mr Fiqi.
Visitors Online
Links
Araweelo News | Baki Press | Berbera News | Berbera Press | Boorama News | Burco Online | Caynaba News | Farshaxan Foore | Gabiley News | Gabooyelive News | Geeska New | Haatuf News | Hadhwanaag News | HarowoNews | Hoyga Suugaanta | Jamhuuriya News | Long Live Somaliland | Ogaal News | Oodwayne News | Qorulugud News | Radio Somaliland | Samotalis News | Somaliland Info | Somaliland Gov | Somaliland Patriots | Timacade News | Togaherer News | Togdheer News | TVSomaliland Europe | Waaheen NewsWaayeel