Mujaahidiintii galay hawlgalkii birjeex oo ahaa hawgaladii ugu cajiibsanaa ee aduunka ka dhacay iyo magacyadoodii iyo halkay ku kala dhinteen iyo inta nool
1 mujaahid biixi xaaji xasan wuxuu ku dhintay
Hawlgalku intii lagu jiray waana reer cadaadlay
Ama godaweyn
2l Siciid dhigane waa mujaahidkii labaad ee ku dhaawacma intii hawlgalka lagu jiray waana kuna dhintay xarshin dusheeda waana reer garadag
3Mujaahid kur libaax wuxuu dhintay markii wadamka la soo galay mujaahid kalaa dilay isna waa loo waana nin reer nasiye ah
4)Mujaahid saleebaan yare waa reer dacar budhuq bes baanu u dhintay
5)Mujaahid maloosh waa reer qurulugud
Waxaanu bes ugu dhintay xerada birjeex miiska saraakiisha
6)mujaahid ina Carab waa nin reer Dhoqoshaya waxaanu ku dhinta dagaalki taala buur
7)Mujaahid Siciid dalab waa darawalkii gaadhiga Waxaanu kundhinta laan qayrta arabka waa in reer kaamhashina
8)Mujaahidkii operationka watay kornayl ibaahim koodbuur Wuxuu ku dhintay rabaso
Ama daroor waa nin ree ramaso ah
9) waa Mujaahid Maal waa nool yahay waa reer Gabiiley
10)Mujaahid cabdisalaan turki waa nool yahay waana nin reer burco ah waana sarkaalkay cabdilaahi askar wada socdeen
11)waa Mujaahid Cabdi Ciid Waa nool Yahay waana Sarkaal caynab ka Shaqeeya Waana Reer Garadag
Intaasay ahayeen ragii operatipnkaa fuliuey Mujaahidiinta dhimay alle Janatul fardowsa ha geeyo Amiin Amiin
Taariikhda MujaahidiintaaWaxaan ka helay Mujaahid Jaamac Dolaal ilaahay ha Xafidee
Ahmed Abdillahi