Ganacsade Abshir ayaa si rasmi ah iskaga casilay xisbiga Kulmiye iyo guddidii Olalaha ee Kulmiye .

Siyaasi iyo Ganacsade Abshir ayaa si rasmi ah magaalada Baligubadle kaga biiray xisbiga WADDANI .