Muhiimada booqashada LC ee ku xigeenka Ergayga QM,waa intaas uu sheegay.

“Booqashadayadu,waa bini’aadantinimo oo kaliya,Waqooyiga,waxaa si daran usaamaysay abaarta”.Ayuu yiri.

Magaca loogu yeeray,waa Waqooyiga.

Ujeedka safarku,waa bini’aadantinimo.

Xeerka fasaxay,waa kan QM ee bini’aadantinimada ee fasaxaya xataa Deegaamada argagixisadu ka taliso Dadka ku hoos nool in la gaarsiiyo gargaarka.

PL,ayaa soo fasaxday.

Xaqiijinta amni Xaafiiska OCHA ee PL,ayaa bixiyay.

Gaadiidka la isticmaalay,waa kan QM ee Garowe.

JSB kama duwana argagixisada gargaarka lagala hadlo.

Mashaariicda,waxay soo mari doonaan PL iyo SL oo ah nidaamyada BC la shaqayso ee la aqoonsan yahay.

Intaan idin sheegay saw kuma soo dhamaan.

JQ.