“Anigu Doolaal ahaan Naftayda waan idiin huray,Hilbahaygana Waan idiin googooyey,
Maanta Waxaan Doonayaa Inaad ii hiilisaan Oo aad yeeshaan halkii aan maro inaad iigu hiilisaan.
Maanta Qori qaata idinma lihi,Jabhad Sameeya idinma lihi,Waxaan Doonayaa In Maalinta Farta aad ii hiilisaan oo aad fartiina iigu hiilisaan”
Mujaahid Doolaal oo la hadlayey Reer Wadaamagoo.
May be an image of 1 person and standing