NO CASH :Xaafiiskii Qaramada Midoobay ee Soomaliya ayaa bilaabay in uu xaraasho qalab xaafiiseedkii uu ku shaqeynayay kadib markii Maraykanku ku dhawaaqay in uu jaranayo taageeradii uu siin jiray oo ku eg Decembar 2026.