Murrashax Cirro oo kulamo la Yeeshay Siyaasi Cabdi Haybe iyo Xildhibaan ka tirsan Guurtida



Hargeysa(Qaran news)-Musharraxa Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa saaka hoygooda ku booqdey Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Xussen oo ka tirsan Golaha Guurtida.

Musharraxa ayay si waafi ah isu xog waraysteen Cabdi Haybe iyo XIldhibaan Cabdiqaadir.

Musharraxa waxa booqashada ku wehelinayey Xoghaye Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase iyo Siyaasi Saleebaan Cabdillaahi Daahir Dogox.