Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xasan ayaa 48 saacadood Culays weyn galiyey Sidii nabad iyo walaalnimadii iyo Xabad Joojin Looga Dhalin lahaa Labada Beelood ee walaalaha ah ee Wada Daga Gobolka Togdheer gaara ahaana Deegaanka Cali Saahid.
Madax dhaqameedka labada dhinac ayaa gaadhay Is Afgarad,Xabad joojin iyo Baaq nabadeed.”