Cirro Baafinaaya Kaydh 10 La Sheegayay In Berbera Looso Iibinaayo Ayaa yidhi.

” 10 sanno, waxaa miisaaniyada ku jiray Laydh Berbera looso iibinaayo,

Halkan waxaan imi 2021, waxaan soo maray madaarka oo laga waday mashruuc Imaaraadku keenay oo Laydh bilaasha ah, Ingineeradii waday waxay nagu yidhaahdeen magaalada iyo Dekedda hadii ay waynaato Laydhkan wuu ku filnaan doonaa waana bilaash.

Waar waxan Berbera Laydhkeeda qaata ma Xanfalibaa horta ?

Berbera meeshi laydh ka caban lahayd maaha, dakhliga miisaaniyadu halkan ayuu kasoo xarooda saamina 10 way ku keedahay magaaladu, inay ka laydh la’aato maaha dadka xaqooda hala siiyo.

Waxaan balan qaadaynaa in mid 10-20 cent ah keeno hadii aanaan mid bilaasha keenin, waad ku tala galaysaan oo waan keenaynaa.”