“ Waxa aan galabtana kormeer iyo wacyigelin ugu tagnay Degmada 26ka June ee Caasimadda Hargeysa oo bulshada ku dhaqan degmadaasi ay si gobonnimo iyo hilow ku dheehan yahay noogu soo dhaweeyee , waxa aan wakhti la qaadannay Bulshada ku dhaqan degmadaas oo aan dhageysannay dareenkooda, doonistooda iyo sida ay ugu diyaar yihiin in ay ka qeyb qaataan isbeddelka dalkan lagu hoggaamin doono, loogana shaqeyn doono isku haynta dalka & dadka, rejadii umaddana lagu soo celinayo.”
Mushaarrax madaxweyne Dr. Cirro
May be an image of 3 people and people standing
May be an image of 4 people, people sitting and people standing
May be an image of 4 people, people sitting, people standing and outdoors
May be an image of 7 people, people sitting, people standing, tree and outdoors
May be an image of 5 people, people standing and outdoors
May be an image of 6 people, people standing, tree and outdoors
May be an image of 13 people, people standing, car and road
May be an image of 4 people, people standing and people sitting
May be an image of 11 people, people sitting and people standing
May be an image of 12 people, people sitting, people standing, outdoors and tree