Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Waxa Xafiiskiisa si heersare ugu soo dhaweeeyey Waxgarad Aqoonyahano Dhalinyaro Ka Soo Jeeda Degmooyinka Ibraahim Koodbuur Iyo 26 June Kuwaas Si Rasmi Ugu Biiray Xisbiga Rajada Shacabka Soomaliland Ee Waddani Waxaanay Hoosta Ka Xariiqeen Sida Diyaarka Ugu Yihiin ay Isbadalka Waddani U Codeeyaan

Kulanka Waxa Murashaxa Ku Wehelinaaayey Siyaasiyiinta Kala Ah Cabdilaahi Ismaaciil Cirro ‘ Axmed jaambiir Suldaan ‘ Cabdi Cali Mahdi Iyo Yuusuf Kirix

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi Ayaa Uga Mahadceliyey Aqoonyahankaa Iyo Dhalinyarada Taageerida Xisbiga Iyo Murashaxnamadiisaba Isagoo Sheegay In Soomaliland Dadkeedu Oo Dhan Isbadalka Diyaarka U Yihiin