Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa Xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Siyaasi Cali Axmed Cali oo ka tirsanaa Xisbiga KULMIYE,Kaas oo si rasmi ugu soo biiray Xisbiga Rejada shacabka Somaliland ee WADDANI.

Kulanka Waxa Murashaxa Ku Wehelinayaayey Xildhibaan Barkhad Maxamed Hurre Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Soomaliland , Salaadiin, Aqoonyahano, Siyaasiyiin Iyo Waxgarad

Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa uga mahadnaqay siyaasi Cali Axmed Cali ku biiritaanka uu ku soo biiray Xisbiga WADDANI Iyo Sidii Isbadalka Diyaarka Ugu Yahay