Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil: “Muuse Biixi, haddii uu todobaad ciidankiisa kula bixi waayo indhihiisa oo shan ah baan saaraynaa, markasta wuxuu dhahaa waan baxayaa ee yaan layga daban iman, haddii uu bixi waayo isaga oo dhib badan gaadhey ayuu bixi doonaa.”