Degmadda Sabawanaag waxa laga qoday hal dhaam kaasi oo ay hirgalisay hay’ad laga leeyahay dalka Norway maantana uu Muuse isku soo sawiri doono.

Dhaamkani ayaa la kala shaxaaday oo Muuse uu meelo kale geeyay lacagtii loogu talo galay in dhasmkaasi lagu hirgaliyo