Muuse Biixi ayaa caawa la kulmay ururada Somaliland
Maanta ayay ahayd markuu kulan la qaatay xisbiyada qaranka oo uu Kala hadlay Xaalada Laascaanood iyo arimaha doorashooyinka oo gudi loo xilsaaray
kulanka maanta ayaa u ekaa mid meesha ka saarayay doorashada ururada kadib markuu xisbiyada mucaaradka ah Kala hadlay in gudi mudaysa doorashada Madaxtooyada Lasoo saari doono
Isla caawa ayuuse ka daba keenay ururadii
Dadka siyaasada muuse gorfeeya ayaa sheega inuu muuse ka aradan yahay qawlka siyaasiga ah.