Photonews:Maanta & Hargeysa+Sawirro is fasiraya by Qaran News | Nov 10, 2022 Wafti balaadhan oo ay hogaaminayaan Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Gudoomiyaha Xisbiga WaddaniXirsi Cali Xaaji Xassan ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Hargeysa. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 590