Magaalo Afarta Koone Laga xidhay+Sababta by Qaran News | Jun 5, 2023 Afarta koone Way xidheen iyagoo ku banaday lawdhadh dhagaxaan ah, Majiro isu socod Xingalool dhexdeeda ah sababto ah waxay u xidhan tahay beesha Xasan Liibaan oo sheegtay in laga boobay Xubnihii ku matali lahaa golaha deegaanka Degmada Xingalool. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 309