Qaar ka mid ah Garaadada Dhulbahante ayaa ku dhawaaqay nabad, waxana ay sheegeen in ayna raali ka ahayn dagaaladii shalay dhacay.
Deegaanadii shalay lagu dagaalamay ayaa nabdoon iyada oo dhankastaaba ku suganyahay deegaankiisa iyada oo dhan walba helay gurmad wax ksstana la filan karo