Qaban qaabada soo dhawaynta Suldaan Axmed Cismaan Cadda gude Gudoomiyaha Gudiga Beelwaynta Garxajis ayaa si balaadhan looga dareemayaa Magaalada Hargaysa oo uu ku soo wajahan yahay Suldaanku.