
Xiligii uu madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu u tartamaayay kursiga madaxweynaha waxa aan xasuustaa in uu fariin u diray cid kasta oo reer Somaliland ah oo ka soo hor jeeda jiritaanka Somaliland isga oo ugu baaqay in wada hadal la furi doono isla markaasna uu xalin doono sidii dalka Somaliland loogu midoobi lahaa ka midho dhalintiisa.





