55 qof oo ka tirsan qaybaha bulshada Somaliland oo ay ku jiraan abwaanno, qoraayo, dad arimaha bulshada u dhaqdhaqaaqa iyo xirfadlayaal ay ka mid yihiin macallimiin jaamacadeed, dhakhtarro, qareeno iyo ijineero ayaa soo saaray qaylo dhaan ku saabsan Laascaanood.