Qodobada ugu waaynaa ee Caawa Habarjeclo go’aan beeleed ku gaadheen.
1. In iyadoo la eegaayo Danta Somaliland ee maanta iyo uruurinteeda Beesha Habarjeclo Madaxweynaha ay dhisayso yahay Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.
2. Beesha Habarjeclo waxay go’aan beeleed ku gaadhay in urur siyaasadeedka Kaah lagu dhiso, lala shaqeeyo lana soo saaro si Xisbi Qaran uu u noqdo.
3. Colaada ardaayada Sacad Yoonis iyo Bahay in aan loo kala tagin lana dhamaystiro heshiis rasmiya oo aan wax danbe ka iman Insha Allaah.