Qaar Kamida magacyada xaafadaha magaalada burco
Xaafada: ilaahow waad na aragtaa
Xaafada: urayso
Xaafada: Baar-Siigo
Xaafada: Samir iyo iimaan
Xaafada: kaama Samro
Xaafada: qooshleeyda
Xaafada: xaar-wada
Xaafada: Qadahaar
Xaafada: sii bakhti
Xaafada: cuqubo
Xaafada: sii quraaco oo hasoo qado tegin
Xaafada: qunyar dega
Xaafada: oodhfanada
Xaafada: fadhi macaan
Xaafada: hodan qaylo
Xaafada: qasabka
Xaafada: cakaara
Xaafada: sakatu-yuhuud
Xaafada: laba qow
Xaafada: caqaayada
Xaafada: Saxaraha
Xaafada: Xabaalaha giinbaarta ( xaafadaa Waxaa magaca Loogu bixiyay waa halkii lagu gubay lacagtii Somalia ee gaynbaarta la odhan jiray
Burco waa magaalo taariikhiya waxaana ka dhasha dadka eray bixinta caanka ku ah aftahankana ah.

Magacyada Brco waxa kaa maqan Urayso, Buqda, Tuurta tuur Waa, Oodhfanada, Hodan qaylo iwm.