Qorshihii Xasan Laad baa lagu dhuftay?
Axmed,waa awooda Sool Bari ka jirta ee dhabta ah,wuxuuna Gacanta ku hayaa Laba Urur oo Ciidan ah.
Shalay,ayuu udigay waxgaradka oo ku yiri Ninkaas ka qabta Ummadda,hadii kale Anagaa ka qabanayna.
Saakay,waa ka dhabeeyay,kaliya Hoolkii ay Shirka udiyaarsadeen,ayuu xiray.
Qoladii Xamar ka imaan lahaydna,waxay ka baqsan yihiin in Garoonka lagu xirto,waa ishaafalataynayaan weli.
Firdhiye Ciidanba mahayo,waxaa la joogaa 60 Nin oo Xamar Laba jeer min 30 looga keenay oo lagu sheegay Koofiyad Guduud,kuwaasuna LC,waxay ka yihiin marka lagu qiimeeyo Hubka yaala Waardiyayaal Bakhaareed.
Ku xigeenka Firdhiye,ayaa haysta Urur reer Buuhoodle ah,isaguna,wuxuu la socdaa Karaash.
LC,waxaa saakay ku diriraya kuwii xoreeyay iyo kuwii laga xoreeyay.
JQ.






