Raysal wasaaraha Israa’iil mudane Benjamin Netanyahu ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
Xidhiidhka labada dal ayaa mudooyinkii ugu danbeeyayba aad u soo wanaagsanaanaayay taasi oo ay sababtay in uu maanta dalka Imaaraadka uu booqasho rasmi ah uu kunyimaafo raysal wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu.
Dhanka kale waxa dalka Imaaraadka ku sugnaa in mudo ah madaxweynaha Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro intii uu madaxweyne Irro uu joogay dalka Imaaraadka waxa uu la.kulmay madaxbadan oo caalmka ah waxana lagu wadaa in madaxweynahu uu dalka dib ugu soo laabto labada maalmood ee fooda inagu soo haya.





