Raysal wasaaraha wakhtigiisu uu dhamaaday ee Somalia oo Israel nijaas ku sheegay una hanjabay Raysal wasaaraha dalkaasi Israel hore ayaa raysal wasaaraha wakhtigiisu dhamaaday ee Somalia Xamse Cabdi Bare uu dadka reer Israel ugu sheegay Doofaaro
Halkan ka daawo hadalkiisaasi uu ku hanjabaayo iyada oo ay ciidamo Afrikan ahi ku ilaaliyaan Muqdisho





