Dadkii boorama ayaa jabsaday bakhaarkii kaydka sharaabka ee SBI Cocola waxana aay boobeen biyihii iyo keesaskii sharaabka iyo caanihii Lis , sidoo kale waxa loo daatay xafiiska shirkada Socdaalka ee bari iyo galbeed , xafiiskii telesom iyo dahabshiil kuwaas oo kuraasidii iyo qalabkii yaalay dadku gurteen .