Reer hebel baa cadawgayaga ah Islaamku ma yaqaan by Qaran News | Mar 4, 2023 “Islaamka dhexdiisa dadku cadaw iskuma aha. Reer hebel baa cadawgayaga ah, islaamku mayaqaan, inaad qoys islaam ah cadaw ku sheegtaa waxa ka dhalanaysa inaad dhiigooda banaysato”. Sh. Cismaan Cali Xuseen. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 387