REER LAASCAANOOD MAXAABIISTA AY SILCINAYAAN HAYSKA SII DAAYAAN QORMADII LABAAD.

Maxaabiistii ay ku qabsadeen huwantu 25.8.25.waxa ka nool in ka yar laba boqol oo fof dadkaas waxa u dhamaaday darxumo iyo silicii adduunyada,dadkii ehelka u ahaa waxay ka daaleen hantida kaga baxaysa oo aan dhaafayn askarta ilaalinaysa oo ah dad bahaloobay oo bilaa naxariisa, maxaabiistaasi way ciqaabanyihiin.

Waqtigan oo maxaabiistii u horraysay lays dhaafsaday waxa Buuhoodlle ka yimid ciidan dhulbahante ah oo ku hanjabaya waanu laynaynaa ujeeddadooduna ay tahay lacag doon Waayo Laascaanood waxa isugu hadhay dad nolosha ka quustay oo ah denbiileyaal dagaal.

Dhulbahante waxa la gudboon intay taladu dhawday inay dadkaas iska sii daayaan si ay ummaddu u kala nabad gasho.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.