
DHULBAHANTOOW MAXAABIISTA AAD SILCINAYSAAN ISKA SII DAAYA INTAY TALADU DHAWDAY.
Maxaabiista laascaanood ku xidhani ma hesho xuquuqdii maxaabiista, waxa caddayn u ah waakaas c/risaaq khaliif ka soo hadalsiinaya marbba faysal cabdi bootaan oo aan xor ahayn taasina waa xadgidub waana xaaraan xeerarka caalamka waa toorjar.
Waxay ku noolyihiin waa laga warhayaa waxaana imandoonta maalin aanay waxba ka qaban karin duruuftooda waayo Laascaanood ammaan maaha dad isku mawqif ahina kama taliyaan oo waa kala ujeeddo taasina waa halis ku gaddaaman maxaabiista sidaas awgeed dhulbahante waxa u dana inay iska sii daayaan maxaabiista intay taladu dhawday.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.
Dhamaan maqaaladda ku soo baxa shabakadani ma aha qaar ay shabakadani leedahay ama matalaaya habsami u socodka shabakadani. Fikradani waxa ay ku koobantahay akhristaha ku xusan maqaalka yaalaaba






