Reer sool iyo reer awdal waxaan leeyahay:
• Dharaarbaa iman doonta
• Dhaayaheennu is deeqoo
• Dharaarbaa iman doonta
• Dharagteennu badnaato
• Dharaarbaa iman doonta
• Inta dhiig qubanaaya
• Aan ku dhayno wanaag
• Dharaarbaa iman doonta
• Dhulka Sool iyo Awdal
• Aan ka dhawrno dhibaato!”
Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.
May be an image of 5 people, dais and text