Roob Baraf leh oo ka da’ay Jidka u dhexeeya Jigjiga & Wajaale by Qaran News | Jun 29, 2023 Roob Baraf leh ayaa galabta ka daβay inta u dhaxaysa Jigiiga iyo Wajaale. ma aha markii u horaysay ee Roob noocan ahi ka Daβo deegaankaas, balse dhawr mar oo hore ayaa la arkay, waxayna xidhiidh la leedahay isbedelka Cimilada Adduunka. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 503