Tirada ilaa hada ku dhimatay roobkaasi waa 4 qof oo laba caruur ay yihiin labada caruurta ah ayaa saaka iyagu ku naf waayay dooxa ka danbeeya iskuula Kuwaitiga ee bariga Hargeysa iyaga oo ku socda iskuulka
Xaga labada qof ee kale uu iyaga iyo gaadhigii ay wateenba dhuftay kadib markii ay is yidhaahdeen ka talaaba Laag yar oo aad u rogmanaysa.