Safaarada Soomaliya ee Addis Ababa ayaa Maanta Hargeysa u soo dirtay Dhalinyaro Ku Xanibnaa Dalka Suudan oo Dawlada Soomaliya ay ka shaqaysay sidii loo soo qaadi lahaa.
Sii haya Safiirka Soomaliya ee Itoobiya Marwo Ayaan Maxamuud Sheekh Xaamud ayaa ku soo sogootisay Dhalinyaradaas Madaarka Bole Internationaal ee Magaalada Addis-ababa iyagoo isla maanta gelinkii hore Hargeysa soo gaadhay Dhalinyaradaasi.