Kani waa dukuminti caddeynaaya iibinta safaaraddii Soomaaliya ku lahaanjirtay Paris, France.

Sida warqaddaan ku qoran Xasan Sheekh ayaa iibinta safaaradda u wakiishay safiirka Soomaaliya u joogay France.

Hadde ogoow waa safiirkii dhammaa oo HADDA DULLAAL noqday, ama si kale GEDDISLEY ah.

MUCJISO!!!

Abdalleh Ahmed Mumin