Waxaa maanta Hargeysa iman doona safiirka cusub ee dawlada Ingiriis-ku u soo magacowdey Somaliya
Safiirkan cusub Mr.Michael Nithavrianakis ayaa kulamo la yeelan Doona madaxweynaha Somaliland , madaxda xisbiyada mucaaridka iyo ururada bulshada rayidka ah .