Saleebaanow hadalada Aad ka Soo Daba Saydheyso Xeerka iska daayo. Shirgudoonka Golaha wakiikadda ku wareeji. Waajibkiini maantu soo dhamaadey.

Shirgudoon ka Golaha Wakiiladduna waxey soo hordhigi doonan gole weynaha si ey marlabaad u ansixiyaan. Waajibkoodana uga gutaan.

Waliba marka Labaadkana. Haddey ku ansixiyaan sidiii markii hore aqlabiyadd ka badan 55 mudane. Ma soo celin karo mana diido karo. Madaxweynuhu sharciyan.

Xeerku Maalintuu Xafiiska Madaxweynaha Gaadho. Isna 21 casho ayaa kuwaajiba inuu ku saxeexo. Haduu ku saxeexi waayo. Sidaasu ansax ku noqonaya. Kuna dhaqan galayaa (Period)

Dastuurka sidaasa ku qoran
Xeerarka dalka mid walba
Sifahaasu maraa. Adeerow
Ila meereysadii maantey ka
Soo dhamaatey. Iska naso

Waa Bilaahi Towfiiq
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari