Taageerayaasha Muuse Biixi ayaa soo bandhigay mid ka mid ah wax qabadkiisii intii uu xilka hayay.

Sawirkani waa dekada Maydh oo ay dhex dhigeen Muuse oo jooga ama fuushan doon taagan dekada Berbera xili uu xagaasi tagay 3 sano ka hor.
Tageeryaasha ayaa isku xidhay sawirkii doonta uu Berbera fuushanaab iyo dekada Maydh oo xoolo ka dhoofayaan.
Muuse dad iyo xoolaba uu la degayaa Somaliland doon khatar ah ayaynu fuushanahay xaga Rabi ayaynu ka baxnay. Oo waxa Ilahay inoo soo diray Waddani

Hadaba u fiirso sawirkani Muuse xagiisa hore waxa yaala calanka Waddani waa shaaga lagu goosanaayo marka ay doontu degto.
Muuse iyo Somaliland dad iyo duunyaba waxa in aynu degno inaga bad baadinayaa ee aynu ku goosanynaa waa Shaagaa calaamada calanka Waddani lagu shaqlay bulshoy i diyaar garooba doorasho xor ah oo xalaal ah
Somaliland guul






