Kabtanka Xulka Ciyaarta Kiriketka Pakistaan “the captain of the Pakistan national cricket 🏏 team” Babar Azam oo sawir laga qaaday Isagoo Hurda Banaanka furan ee Muzdalifah oo Taajir & Faqiirba Halkaa loo hoydo marka Fiidka laga soo Laabto Carafa.
No photo description available.