Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxa ay isu diyaarisay in ay la tartanto caasimadaha caalamka caalmka.
Hargeisa waxa ay heshay dib u dhis buuxa oo ay hogaaminayaan shicibka reer Somaliland gobolkasta ha ka soo jeedaane gaar ahaan reer Hargeysa iyo dawlada hoose oo wadooyinkii magaalad si weyn u dhisaysa.
Shicibka Somaliland waa in ay ilaashadaan tacabkooda