Goob kulmisay Suldaanka guud ee bariga Hargeysa suldaan Yusuf Muxumed Xiiray iyo xubnihii doraad buuq abuuray, kuwaasi oo maanta suldaan Yuusuf ku hanbalyeeyay xilka uu reerka u hayo ee suldaanka guud iyo hawlaha isbedel doonka.
Mar hadii suldaankii guud suldaan Yusuf Muxumed Xiiray uu dhisaayo Cirro beeshii bariga Hargeisa waxa ay gacanta ugu jirtaa isbedelka arinkaasna waa in aan tix galinaa sidaasi waxa goobtaasi ka sheegayb xildhibaan Jamaal Adan Diiriye