Sida halkani kaaga muuqata waxa ku shiraaya xisbiyada Kulmiye iyo UCID Oo uu hogaaminaayo madaxweynaha uu xilkiisii dhamaaday ee ku fadhiya mudo kordhin Muuse Biixi.

Waxa madaxtooyada iyo xisbiga Kulmiye ku furantay daaqada wal walka iyo walaaca iyada oo ay sas ka qaadeen xisbiga Waddani oo kasbaday dhamaan shicibka Somaliland laguna wado in uu ku guulaysto doorashada shici doonta 13ka November ee sanadkani.

Shicibka Somaliland waxa la gudboon in ay codkooda ku badalaan dawladda hada joogta si dadka iyo dalka loo mideeyo wixii hadhay arinkaasi oo uu fulin karo xisbiga Waddani