Shalley Markaan Xisbiga Waddani ka tagey. Hankeygii Siyaasadeed ka waayay. Waxaan ku hanjabey. Waa Inoo Boorame.

Maantase Xisbiga Kulmiye ee Gabalkiisu dhacey odhan maayo waa Inoo Boorame.

Waayo qaranimadii dalka iyo wadda jirkii umadaan u baqaya. Xisbigani wuu fashilmey. Hogaankiisana shaley waxaan aaminsanaya in dalka iyo dadka midda ee lagu wareejiyey isku wadaya. Wuuse ku fashilmey

Waxaanse leeyahey Madaxweyne dalkii wuu kugu dumey, Gobolka Sool xaladiisa waan aragna. Gobolka Awdalna waa guuxaya. Dalka doorasho ka qabo.

Xisbiga waddanina in aan ku noqdo ama ka mid noqdo maalin kalaan ka hadlaya. Waxaase igala weyn qarankeenii oo dildilaacaya. Ayaa u baahan badbaaddo.

#Rawahu_Ahmed_Muumin_Seed
#Ex_Wasiirkii_Hore_Beeraha

Somaliland alla maxey is baratey.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari