Alle ha u naxariiste waxa Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Caawa Sheekh Maxamuud Maxamed Suufi Muxumed, Wasiirkii Hore ee Diinta iyo Awqaafta Somaliland.
Sheekh Suufi ayaa ka mid ahaa Culimada waawayn ee Somalialnd.