Kulan wada-tashi iyo xog warran ah oo ay ka soo qayb-galeen inta badan hoggaanka iyo mas’uuliyiinta xisbiga KAAH ayaa ka qabsoomay xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland shirkaasi oo lagaga hadlay dar dar galinta arimaha xisbiga iyo toosinta xukuumadda.




































