Xafiiska Xeer-ilaalinta Soomaaliya ayaa baadhitaanno ku bilaabay shirkadaha ay Dawladu siisey adeegga xajka oo lagu eedeeyey inay xajkii ku qaaliyeeyeen dadka.
Puntland ayaa dhawaan sheegtey in la musuqmaasuqey xajka Alle, sannadkan 2023, inkastoo aanu weli arrintan ka hadlin Wasiir Roobow.

 

May be an image of ‎text that says '‎WLAKNALE LAALTYAHA AETORNE XAFIISKA XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA OFFICE THE ORNEY GENERAL مکتب SUM:XXIG/015/2023 11/06/2023 WAR-SAXAAFADEED Xafiiska Xeer-llaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu baaris ku wadaa shirkado ka mid ah kuwa Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ay siisay adeega Xajka ဝo lacago ka badan tii ay Wasaaraddu u jaangoysay Xajka ka qaaday muwaa- diniinta Soomaaliyeed. Xafiisku waxa uu horgaynaya Maxkamad marka baaristu dhamaato. Muwaadinka la waydiisto lacag ka badan kuwa Wasaaraddu jaangoysay haku soo wargaliyo Xafiiska asaga ဝo soo wacaya 4949. -Dhamaad- 490+3089430 petpsdagagovso 22677747770 864144 AGO‎'‎