Shirkadda DP-World ayaa lacago ku soo rogtey qof kasta oo geleya dekedda Boosaaso – Shaqaale ilaa booqdo, iyada oo sidoo kale lagu kordhiyey lacagaha ganacsatada wax la soo degeysa.

May be an image of ticket stub and text